Musharaxiintii diidanaa doorashada Galmudug oo baaq cusub soo saaray (Akhriso)

Afar Musharax oo horey uga soo horjeestay iney u tartamaan doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa soo saaray baaq cusub oo la xiriira doorashada Galmudug. Musharaxiinta kala ah C/raxman Odawaa, Kamaal Guutaale, Cabdi Dheere iyo Cabdullaahi Wehliye ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku dalbadeen in muddo 15 cisho ah la joojiyo howlaha doorashooyinka … Continue reading Musharaxiintii diidanaa doorashada Galmudug oo baaq cusub soo saaray (Akhriso)